Xildhiban Faarax C/Qaadir oo si adag uga hadlay Dacaayad laga fidiyay isaga iyo Madax kale

Xildhibaan Faarax Cabduqaadir oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa si adag uga hadlay Muuqaal dacaayad u badnaa oo laga fidiyay madax kala duwan oo katirsanaa dowladii Xasan Sheekh Madaxweynaha ka ahaa. Qoraal uu Xildhibaanka uga hadlay Dacaayada laga fidiyay ayaa u qornaa sida tan : “Ma dooneyn in aan u Jawaabo Canug yar oo … Continue reading Xildhiban Faarax C/Qaadir oo si adag uga hadlay Dacaayad laga fidiyay isaga iyo Madax kale